Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif oo Ku Adkeystay In Somaliland Aqbasho Go,aankii Kasoo Baxey Shirkii Garaadada

Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif oo Ku Adkeystay In Somaliland Aqbasho Go,aankii Kasoo Baxey Shirkii Garaadada

Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo Hadalkiisii dhawaan uu kaga hadley Xaalada Dagaalka Laascaanood, Qeybo Kamid ahi Ay Gabeyga Ka Xidheen, Xisbigii uu Katirsaanaa ee Waddani, Kadib Markii uu Shaley Wareysi gaar ah Siiyey, Cabdirisaaq Catoosh oo Kamid ah Wariyayaasha Kujira Dagaalka Hayaayda ah, Waxa uu Nuxurkiisa Ku Soo Koobay, in uu Mar Walba Ku Joogo in Xukuumadda Somaliland qaadato, Go,aankii Garaadadu Soo Saareen Lagana Saaro Ciidamada Gobolk Sool oo lageeyo Oog.

Mudane Khaliif, ayaa Taageero badan Ku Waayey, Hadalkiisii Doraad, Kadib Markii uu Beydhaan Badani Ka Muuqdey, Qaabka uu u dhigey Laakiin Taageerada Dadka u hayey oo u badan Shacabka Somaliland oo Qeybo badan oo Kamid ahi Taageerayaal u ahaayeen, Iyaddoo ay in badan oo Kamid ah Siyaasiyiinta iyo Mudanayaasha Golaha Wakiilada laf ahaantooduna Si aad ah u Saluugeen, Miisaanka uu Saarey iyo Xaalada uu la eegtey, Walow in badani aad u jeclaysteen Badheedhihiisa oo Ka Fiicnaadey, Gabashadii hore.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker