Dhakhtarada xukuumada ma gaarbaa loo leeyay
Dhakhtarada xukuumada ma gaarbaa loo leeyay
Keene iyo kordhiye
Keene. waaryaa kordhiye aaxiib waxa aan ku weydiiyay
Dhakhtarada xukuumadu maxay kaga duwan yiin ku wa
Gaarka loo leeyay inlayn annaku waa yaabanaye.
Waxay odhanayaan dawada soo iibso caaga dhiiga lagu
Shubo soo iibso ta suuxidda soo iibso sariirta lacag ka bixi
Haddana waa dhakhtarkii xukuumadda bal waxa noocana
Ka sheekee.
Kordhiye . saaxiib waxani wax cidi faalayn karto maaha
Dadkan AL-RAXMAANKU haw gargaaro wax xukuumad la yidhaa majirto umaddaa waxoodii iyagoo arkaaya afarta
Inane isku reerkii qaybsanayaan ee cidda ka hadashana
La xidhayo adigu dhakhtarbaad ka hadlaysaaye waxa ay
Maraysaa in maartiina dahab noqotay dahabkiina maar
Laakiin waxaan usheegi lahaa caqli Ibadan oo immika
Waalani inuu miyirsan doono
Aakhirkana waxay ku soo socotaa in o lagasoo wada bilaabo
Haddii caqligu shaqayn waayo.
Guuleed liibaan snm1710@livecom