“Waxaa gacan ii qaaday oo gaadhi igu dhuftay darawalka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland ” Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Finland

Saamiye Muuse, oo ah Wakiilka Somaliland ee Finland ayaa sheegtay in si xun loola dhaqmay iyada iyo Wafdi ka socda waddanka Finland oo ay Hargeysa keentay.

Saamiya, ayaa ka cabatay bahdil ay sheegtay in loo gaystay iyadoo ka shaqaynay sidii Maalgashadayaal iyo madax ka socota finland ay Hargeysa ugu soo dhawayn lahayd.

Mas’uulliyiinta wasaaradda Arrimaha Dibadda ayay eedaysay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker