Ciidamadda Qaranka Somaliland Oo Fadhiisin Cusub Ka Samaystay Magaaladda YUBBE Ee Gobolka SANAAG
Ciidanka Soomaaliland ayaa maanta Fadhiisin ย saldhig cusub ah ka sameystay Degmada Yube ee Gobolka Sanaag.
Saldhigaas oo ku yaal dooxada magaalada Yube ee gobolka Sanaag gaar ahaan degaan lagu magcaabo (Dhiciro Nayla-laaye), waxayna Wataan Ciidamaddu ย qiyaastii 35-40 gaadhi oo tiknika ah.
Maalinimadii Sabtidii ayaa agaas waxa kormeer ku tagay taliyaha Saddexaad ee Ciidanka Somalilaand.
Somaaliland ayaa qorshaynaysa sidii ay isugu fidinlahayd dhamaanba gobolka Sanaag,iyada oo arrintaas lagu ย sababeeyey joogitaanka Jabhad hubeysan ee saldhigeedu yahay Qardho.
Wax talaaba ah maqaadin maamulka Puntland oo degaankaas bishii 12 u magcaabay Degmo.