BELWEYNTA GARXAJIS UK OO BAAQ CAMBAREYN AH DIRAY

Waxaa shalay ka dhacday garsoorka Somaliland xaajo ugub ah oo sharciyada Islaamka iyo ta Gaaladaba ku cusub. Taas oo lagu xukumay dulmi laba nin oo isku reer ah oo wax dambi ah oo ay gaysteen jirin.
Labadaa nin oo la kala yidhaa; Abwaan Bashe Hassan iyo Macalin Abdilqadir Nour, wuxuu cadeeyay qareenkii u hadlaayay in maxkamaddu hore dambi ugu wayday oo la sii daayay. Hadana mar labaad la soo qabtay oo la xidhay. Waxay hore u xidhnaayeen muddo sagaal bilood ah. Shalayna maxkamaddu waxay ku xukuntay midkiiba 8 sannadood oo xadhig ciqaabeed ah iyo $625,000.00.
Waa xaajo dadkii ka fajicisay oo aan hore loo arag. Xukuumadii Kali taliska ahayd ee Mohamed Siyaad Barre ee xadhiga, cagajuglaynta, iyo xoritul qawlka la dagaalamaysay oo kale ayay maanta xukuumadeenii cagta saartay. Waxay is leeyihiin dadka ku cabsi galiya, laakiin dadka way kicinayaan.
Mar haday dadku kacaana cid joojin doonta la arki maayo. In badan ayaanu ka dignay in sharci darrada iyo cagajuglaynta laga daayo dadka oo aan cid gaar ah la bar tilmaameedsan.
War ragow kibirka waa lagu kufaa taa ha la ogaado. Kumanaan Caare ayaa soo bixi doona hadii la joojin waayo sharci darrada. Ma waydiisan doono in la soo daayo, laakiin Muse diiriyow dadka diiri oo kici.
Waxaanu cambaaraynaynaa annaga oo ah Garxajiska degan dalka Ingiriiska, xadhigaa sharci darada iyo kibirka ah ee lagu xukumay Abwaan Bashe iyo Macalin Abdilqadir.
  1. Eng. Abdillahi Hassan Amay
  2. Ali Hassan Dualeh
  3. Abdirahman Jama Ahmed (Shotaley)
  4. Abdilqadir Iidan
  5. Abdirashid Magaalo
  6. Eng. AbdiAziz Ali Adagude
  7. Abdirahman Ali
  8. AbdiQani Mohamed Jama
  9. Abdirahman Muse (Cirro)
  10. Abdi Yusuf Adam
  11. AbdiKarim Yasin Sh. Dalmar
  12. Abdillahi Osman
  13. Abdillahi Abdi Jama
  14. AbdiQani Saeed Adam
  15. Abdirahman Yusuf Awale
  16. Abdirahman Adam (Hadana)
  17. Abdirahman Mohamed Ahmed
  18. Abdisalam Suulcayn
  19. AbdiWali Yalas
  20. Abshir Moalin
  21. Muj. Adam Mohamoud Farah (Sikawi)
  22. Ahmed Yusuf Bilqasab
  23. Ahmed Harir
  24. Ahmed Hashi Gulaid
  25. Ahmed Abdi Indhagamun
  26. Ahmed Yusuf Jama
  27. Ahmed-Nasir
  28. Ahmed Qalax
  29. Ahmed Sh. Omer Hussein
  30. Ahmed Sheel
  31. Ahmed Ismail
  32. Ali Bihi
  33. Ali Farah Dheere
  34. Aniis Mohamed Ismail
  35. Asad Dahir
  36. Awale Bacaw
  37. Awil Muse
  38. Ali Suudi
  39. Barre Bile Jama
  40. Barre Dayax Abdillahi
  41. Bashe Abdillahi Qulumbe
  42. Caawiye Jama
  43. Abdirashid Darwish
  44. Deeq Abdillahi Haabiil
  45. Deeq Mohamoud
  46. Prof. Essa Hussein
  47. Faisal Mohamed
  48. Farah Egal
  49. Farhan Muhumed
  50. Fuad Shibin
  51. Abdikarim Jama Dagaal
  52. Hamze Jibril Botan
  53. Hamze Ahmed-Salaan
  54. Eng. Hassan Hussein Jama
  55. Hassan Baroud
  56. Hassan Haroun
  57. Hassan Ahmed
  58. Hussein H. Jama (Hussein Ithnin)
  59. Ibrahim H. Deria
  60. Ibrahim Jalafe
  61. Mohamed Yusuf Diirqadhaadh
  62. Nasir Hassan Farah
  63. Jamal Muse Ismail
  64. Ismail Ali
  65. Ismail Cambashe
  66. Jacfar Ismail Botan
  67. Khadar Abdi
  68. Khadar Elmi Dalamiye
  69. Khadar Adam Koodbuur
  70. Khadar Soofe Hirad
  71. Mohamed Ali Bashe
  72. Mohamed Aw Yusuf
  73. Mohamed Carab
  74. Mohamed Abdillahi Essa (Mohamed Dheere)
  75. Mohamed Dheeg
  76. Mohamed-Nageeb Ibrahim
  77. Mohamed Abdillahi Egeh (Sunni)
  78. Mohamed Sulaiman
  79. Mohamed Yusuf Amay
  80. Mohamoud Casayr
  81. Mohamoud Dheere
  82. Mohamoud Awil (Hamle)
  83. Mohamoud Sh. Abdillahi
  84. Mubarik Omer Ibrahim
  85. Muj. Ahmed Ali Abdi (Oday)
  86. Mustafa Abdillahi Ismail
  87. Mustafa Ismail Ahmed (Kenadi)
  88. Mustafa Qorane
  89. Omer Ali Wais
  90. Omer Salaan
  91. Rashid Haibe
  92. Rashid Aw Nour Hassan
  93. Rashid Ibrahim Hersi
  94. Sa’ad Qawdhan
  95. Saeed Ali Adam
  96. Saeed Suldan Abdilqadir
  97. Sulaiman Sanyare
  98. Yoolac Mohamed
  99. Yusuf Shire
100)Taysiir Askar
101) Yasin Sulaiman Mohamed

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker