KHUDBADDII XUMBO-WEYNE EE MOHAMOUD HASHI. Iyo Lacagtii Malaayiinka Ahayd uu Lunsaday

Waxaynu ognanahay inaanuu Binu Aadmigu ahayn quraarad wax lagu shubo oo lagu daboolo ee uu ilaahay samac iyo basar iyo aragti feel dheer siiyey. KHUDBADDII wasiirkii hore Madaxtooyadii Xukuumaddii hore ee Siilaanyo WAXAY fashililisay Inay farsamo Xumadii Xukuumadda uu Ka midka ahaa Inay KU dhex  luntay lacagtii Malaaayiinka Ka ahayd ee biyo gelintii Hargeysa WAA XUMBO WEYNE E  waa sheegtaa ma dhaafto WAXAY taasi sheegaysaa in xoolihii ummadda inta la qaybsaday oo Xukuumaddii iyo Madaxtooyadii Ka kaw ahaayeen Xabaal bilaashtii ummadda loo qodayey wax kastoo kaloo dhaqaalihii iyo caawimooyinkii in lagu lunsaday dabadeed farsamo xumo la qirtay adduunkiinii oo dhan laga wada dhereg yet ninba inta Xaaraan uu haysto maanta meelaha xoolihii yaalliina  la wada ogyahay. Wuxuu distoorka iyo Diintuba sheegaysaa in investigation laga bilaabo Mohamoud Xaashi iyo ciddii Xoolahaa Malaaayiinka ah ee Farsamo xumada lagu lunsaday loo tirinaayo.

Xaaraanba ha noqoto lacagta xaddigaa lihi ee waxaa baadhid u baahan lacagtii ma wadankay gashay Mise debeddaa loo saaray. Madaxweyne Siilaanyo waxaa cad intuu joogayba in Farsamo xumo jirtay WADANKU a KU khasaaray mashaariicdii Caawimooyinka ahayd oo dhan. Maxamoud hadalkii sii iyo KHUDBADDII sii Wuxuu KU Calaalay inuu Xukuumadda Muse Biixi intay u joojisay inuu u joojinayo oo Wuxuu Soo qaatay Gabayaagii Gabayaagii Xaddi ee ABAALBADAN ABAAL BADHA NINBA KIISA KAAN UGU BEDELI BEERKA ka OGSOONI.
Wuxuu kaluu KHUDBADDII raacayey Malaayiinkii xumbo weyne waxaa qaatay Shirkado iyo ciddii Contracts  siisay Aniga waxba kamaan qaadan Xoolahaa maanta aan haysto Ayeydaybaa iiga dhimatay. SHACABKA taa u daynayaa
Hadaba waa yaabe Xukuumadaha reer Somaliland ee wadanka Ka taliya miyey Ka iibsamaysaa intay caawimooyinkii jeebadaa KU shubtaan anigu shaqo kumaanaan lahayn .sidaa markay socoto miyaanay afku googoayn beenta sad u waaweyn maxaase laga rumaystaa.
M Bashe
qoranebashe@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker