Arrintii Komoshinka Somaliland ma waxaa laga door biday ku mashquulida Maxamed Farmaajo?

Sida aan lawada socoteen waxaa   gudigii dhexdheexaadinta ay soo jeediyeen  in lakala diro gudigan cusub  lana soo celiyo gudigii hore ee mudada labada sannoodba muran ka  taagana ilaa aakhirkii ay dhameysteen mudo xiloodkoodii , anigu waxaan ka jeclaa  in  halka laga kala diraayo komoshinka cusub  dhamaantood in xubinta  laysku haysto ee    Madaxweyne muuse soo magacaabay ee aan buuxinin shuruudihjii gudiga doorashooyinka  waa Ina Riyo raac isaga  cululeys lagu saaro  in  isaga la bedelo oo qof kale  oo beeshiisa ah la keeno .
haddaba waxaad moodaa in arrintii xasxaasiga aheyd in laga doorbiday ka hadalka Maxamed  Farmaajo oo siyaasiyiin iyo dadweynaba lagu  mashquulay  harageysa ayuu imanayaa iyoi ma imanaayo. Gudoomiyaha guurtida waxaan leeyahay xilkii adiga iyo  gudiga aad hor fadhidaba waad ka soo bixi weydeen,,marka aad shirka fadjhidaana waxaad  moodaa in geed hoos fadhidaan muuqaalada laga soo duubo aad baa looga  yaabaa .
Xisbiyadda mucaaradka ah waxaa leeyahay xagee buu ku dambeeyey arrintii komishnka ,waxaa muuqaaneysa inay doorashu  dhaceyso sidii guurtidu sheegtay  shantan  meesha fadhiyana ay doorashad qaban doonaan. Korneyl muuse wuxuu muusaan saarey 4,500.000 ee  Soomaliland iyo ninka lagu muransan yahay ee ina Riyo raac,dabadeedna jawaabtii  madaxweynihu waxay la noqotay  isl,eg ,sidaa awgeed wxuuu noqday ina  Riyo raac lama taabtaan.
abid xukuumadihi kale dambeeyey waxay nqoneysaa xukuumadii ugu liidatey  waa xukuumad u xuubsiibatey  NGO,kolba mashruuc ayey keeneysaa aan loo fadhiyeyn.
Ahmedbudul@hotmail.com
Ahmed daacad

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker