Taliye Ku Xigeenkii Ciidaanka Asluubta JSL Oo Caawa Ku Geeriyoodey Magaalada Hargeysa.

Taliye Ku Xigeenkii Ciidaanka Asluubta Somaliland Cabdirahmaan Libaan Fooxle Ayaa Caawa Ku Geeriyoodey Cisbitaalka Weyn Ee Magaalada Hargeysa.

 

Ilaahay ha u naxariisto Marxuumka, wuxuu taariikh fog ku lahaa qarankan, wuxuu wakhti badan galiyey dawladnimadda Abnigeeda wuxuunna wax badan ka soo qabtay dhismaha Ciidamadda Somaliland.

 

Innaallilaahi wainaa ilayhi raajucuun.

 

ilaahay Ha U Naxariisto Marxuumka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker