Buugii ugu Horeeyay Ee Xeerka Astaamaha Qoraalka Af Soomaaliga; Waraysi: Qoraa Abdirahman Hussein Daud

Todobaadkan Telefishan Tempo Afric TV waxa lagu soo bandhigay buugii ugu horeeyay ee Xeerka Astaamaha Qoraalka Af Soomaaliga; Waxa sidoo kale aanu waraysi la yeelanay qoraaga buuga Abdirahman Daa’uud oo aanu wax ka waydiinay waxa bulshada Soomaalidu ka faa’idayso buugan iyo marxaladihii kala duwanaa ee qoraalkiisu soo maray. Halkan hoose si fiican uga daawo.

 

Mohamud Sh. Abdi Yusuf (Geedwareershe)

Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker