Afhayeenkii Hore Ee Xilka Xisbiga Waddani Oo Ka Dareen Celiyey Xilkan laga Qaaday
Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ahaa afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani islamarkaasna ah xildhibaan ka tirsan gobaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xil ka qaadis uu ku sameeyey gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.