Jaalle Muuse Biix Oo Ka Gilgishay ” QOYSLAND “….. See Arrin Yahay !
Duqii Korneyl Muuse Biixi oo ka gilgilanaya QOYSLAND ayaa khudbad ka hor akhriyey maleeshiyo beleed lagu sheego ciidan Somaliland , waar adeer u kaadi waa maleeshiyo beleed ee…. ciidanku 20 abaanduule ayuu leeyahay 17 abaanduule ee ciidanka qoysku isku jifo ayey kasoo jedaan oo jifada Duqa Muuse Biixi ayey kasoo jedaan sarakiisha ciidanaka 70 % boqolkiiba todobaatan waa isku beel oo waa beesha Duqa Muuse Biixi 20 % boqlokiiba labaatan waa Beelweynta Habarjeclo 10 % boqolkiiba toban ayaa ah dadka ka soo jeeda meeshii la odhan jiray Somaliland haatana la yidhaah QOYSLAND 10 % boqolkiiba tobanka ayuu ku jiraa Garxajis wayne ” CID DULMI DADKAAGA WAX LA QAB BAA DHAANTA YAA CIYAAL GARXAJIS ………HARD LUCK … ALXAMDULILAAH”.
Beenta qarniga ee u sheegay Duqa Muuse Biixi ah ee u is yidhi rag akhyaar ah ijafee dadka qaar beentii duqa way ku qosleen qaarna way u naxeen dooda raqiiska ah ee uu la shir yimi .
Aynu ka bilaabno Dr. XagloToosiye waligii waxa looga gacan haadinayey Puntland oo lalahaa kaalayoo Madaxweyne ku xigeen qaado sidoo kale Xamar dhawr jeer Wasiirnimo loogu yeedh oonu ognahay wuu diiday waayo Jaalle Muuse Biixow waa nin qadiyad leh maha sidaada nin aan fahansaneyn ba maxay ahayd Somaliland oo moodaya Somaliland Sac reerkooda u dhalay cid kalena wax ku lahayn dad garasho iyo dameer ka aradana isku xeeray oo QOYSKA ah ………..
Wadaadka Jaalle Buba’aa ah waligii Somaliya isma odhan Madaxweyne ka noqo waa nin ah King Maker Siyaasada dibada weliba balaayo ku qaba Strategist aan lagaga daba dhifan ah ma odhan Somaliya lama wada laha lakiin wuxuu arkay inay Xamar ka jirto siyaasad ma dhalaysa ah iminkana Somaliya loo qaybiyey enclaves iyo nin waliba goofkiisii markaa wuxuu gartay inuu goofkisii hadii cidi maqasho wixii waayo aragnimo ah la wadaago …………..
Ogow Muwaadin Maalintuu Jaalle Ismaciil Buba’a soo noqday wuxuu Kulmiye eryey Marwo Foosiye Yuusuf Xaaji Adan Aw Cilmi Qabile oo ah khabiir sare oo arrimaha dibada aan laga daba hadlin tasoo mudo gaaban siyaasadii dibada ee Somaliya kala kicisay maca Jaalle Farmaajo iyo Jaalle Khayre Wadooyinkii ay furtay ayey weli maraan ………..
Ninka odayga ah ee Jaalle Axmed Ismaciil Samatar waa ninka kaliya ee kor ugu dhawaaqay Somaliya lama wada laha inta qof ee uu ku magac dhabay beentisii cilmiyeysneyd Jaalle Muuse Biixi lakiin ogow Jaalle Axmed Ismaciil Samar maha siyaasi ee waa naashid siyaasi ama political activist Madaxweyne ayuu dooneyey inuu noqdo hadana ONE DOLLAR ma sito dadkuu ku lahaa hotel-ka iga bixiya markaa qoladii doorashadaa Xamar joogtay waxay ku yidhaahdeen Jaalle Axmed Ismaciil Samatar waar ninkaagan busaarada daacayaa Madaxweyne inaad noqoto umaad iman ee Masaajidka Ciyaarta ka daa ……… Jaalle Axmed Ismaciil Samatar waxa wasiir looga dhigi waaayey Xamar ee Dr. Bayle looga dhigay isla sababta aad adigu Muusow uga dhigi wayday Wasiir ee aad Jaalle Axmed Muumin Seed Wasiir uga dhigtay anakoo raaligelin deg deg ah siineyna Jaalle Bayle inaanu bar bar dhigno Jaalle Axmed Muuin Seed xag cilmi, xag dadnimo , xag garasho iyo xag damiir ba.
Qoysland daawo dacalad :
1.Wasiirka Maaliyadda
2.Wasirka Bosaha, Isgadhsiinta & Teknolojiyad
3.Wasiirka Warfaafinta Iyo Dhaqanka
4.Wasiirka Gaadiidka&Hormarinta Wadooyinka
5.Wasiir Ku Xigeenka A/Gudaha Iyo Amniga
6.Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka
7.Mareeyaha Hawada Iyo Madaarada
8.Mareyaha Kahortaga Abaraha & K/Rashinka
9.Gudoomiyaha Gobalka Gabiley
10.Gudoomiyaha Gobalka Salal
11.Gudoomiyaha Gobalka Saraar
12.Gud Ku Xigeenka Gobalka Maroodijeex
13.Safiir Ku Xigeenka Ethiopia
14.Aggasimaha Guud Ee Madaxtooyada
15.Aggasimaha Guud Ee Caafimadka
16.Aggasimaha Guud Ee Maaliyada
17.Aggasimaha Guud Maalgashiga
18.Agasimaha Guud E Shaqada & A/Bulshada
19.Aggasimaha Guud Ee Qorshaynta Qaranka
20. Agaasimaha Guud Ee Waxbarashada
21. Agaasimaha Guud Ee Bangiga Dhexe
22. Agaasimaha Guud Ee Gaadiidka/Q Liisank
23. Agasimaha Gud E Mihnahada Cafimadka
24. 20.Gud Ku Xigeenka Haayada Tayada
25. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
26. La Taliyaha Madaxweynaha Ee Amniga
27. La Taliyaha Madaxweynaha Ee Sharciga
28. La Taliyaha Madaxweynaha E Dhaqaalah
29. La Taliyaha Madaxweynaha Ee Somalia
30. Guddomiye Kuxigeenka Maxkamada Sare
31. Maayarka Caasimadda Hargeisa
32. Taliyaha Guud Ee Ciidamada Qaranka
33. Taliye Ku Xigeenka Booliska Somaliland
34. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Qaranka
35. Taliye Ku Xigeenka Sirdoonka Qaranka
36. Ku Xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud
37. Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka
38. Chief Of Staff Ka Xafiiska Madaxweynaha
39. Gudoomiyaha Mihnadlayasha Cafimadka
40. Garyaqaanka Guud Ee Qaranka
41. Ku Xigeenka Xisaabiyaha Guue Ee Qaranka
42. Safiirka Djibouti
43. Safiirka Sweden
44. Maarreeyaha Dekadda Berbera
45. Maarreeye Ku Xiggeenka Hay’adda Tayada
46. Komishanka Qabdaraasyada Qaran Ka (2 Xubnood)
47. Konishabka Maamul Wanaagga (3 Xubnood)
48. Komishanka Aids-Ka (4 Xubnood)
49. Komishanka Tacliinta Sare.
50. Maarreeyaha Wakaaladda Biyaha Hargaysa.
51. Maarreeyaha Cusbitaalka Guud Ee Hargaysa
52. Guddoomiye Xiggeenka Gob. Gebiley
54. Guddoomiye Xiggeenka Gob. Saaxil
55. Maarreeyaha Dawan
56. Maarreeyaha Radio Hargaysa
57. Maarreeyaha Mashruuca Pfm.
58. Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maal-Gashiga
59. Taliyaha Ciidanka RRU .
QAYBTA SOMALILAND AYAA UGU LIIDATA WADANKII LAYSKU ODHAN JIRAY SOMALIYA .