“DOORASHO AAN LOO DHAMAYN WAY ADAG TAHAY INAY SUURTOGALI KARTO……..SAX MA AHA IN GOLAHA GUURTIDU SAMAYSTAAN XEERKII LAGU SOO DOORAN LAHAA” TEMPO AFRIC TV Somaliland USA Program
Todobaadka iyo Tempo Afric TV Somaliland USA Program, Minneapolis, Minnesota, USA waxa lagu lafaguray xaalada siyaasadeed ee ka dhex taagan Xisbiyada Somaliland iyo heshiiskii UCID iyo Kulmiye ee doorashada. Sidoo kale waxa lagu falanqeeyay xeerka lagu soo dooran doono Guurtida iyo sida iyo cida soo diyaarin karta xeerkaas.
Halkan hoose kala soco:
Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)
Tempo Afric TV Somaliland USA Program
Minneapolis, Minnesota, USA