Sama wade cabdimalik colldoon isgaa wax tag dhaama wale dowlada somaliland, hala siidaayo.by fuaad qadhan london

free colldon, sama falle colldoon hadaan la is xaasiddeen waa shaqsi ka wax qabad badan dowlada somaliland,.
Waxaan wadda ogsoonahey colldoon inuu yahey halyeey qarran oo somaliland u soo baxey , waxaa hubaala in bulshada somaliland gabihaanteenba aay ka dharagsan tahey same fale colldoon, hadaan la is xasideen, inuu coldoon uyahey shaqsi u adeega bulshada somaliland gaar ahaan dadka jilicsan, iyo xawayanaba, ilaahey wanaagii badnaa ee u qabtey dadka ayuu magcisii ka dhigey qof caana oo dalka somaliya oodhan laga yaqaano.
ย 
Dowlada somaliland colldoon waxey ku haystaan.
ย 
1) INUU YAHEY NIN GARXJISA.
2) INUU YAHEY BEESHA GARJIS RAGGA UGU QALIGGA BADAN
3_INUU NQODEY QOF CAANA, OO SOMALI OODHAN JACASHEY.โ€‹
โ€‹
Haddaba waxaanย u sheegayaa dowlada somaliland oodhan, waxaad ka xun tihiinย  caqliga iyop fariidnamda colldoon , waaar miyaad indho laadiinย  mise waxaad tihiin tuug munaafiiqana.
Horta hadaad dowlada somaliland tihiin madaxdeeda idinku maxaad tahiiy car iisheega wax muuqda oo bulshada aad u qabateen arimaha bulshada,
waxaad tihiin tuug seexeda oo soo toosaย  oo hadhowna guryihiina qabta.
Waxa aad kalla soctaan araimaha bulshada somaliland ma jirto, waxaad intaas iska ilaalisaan beelo kamida somaliland.
ย 
ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย  GUNAANADK II
ย 
WAAR SAME FAMLE COOLDOON BULSHADA SOMALILAND OODHAN BAA U BAHAN. waa shaqsi amina oo hadii uu dad mashruuc uqabanayo qurbo joogta somaliland oodhan lacagta wey ku amiinaan.
ย 
Laakiin idinku hadaad somalilan dtihiin madaxdeeda walaahi anigu idina amiino waxaan idiin heeytsa tuug been ,kunool , aakhri waan idin heeysnaaa walee.
ย 
Waxaan odhanaayaa colldoon hala sii daayo sida ugu dhakhsana habadan.
ย 
waxaaa qorrey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook fuaad qawdhan
00447383135563
thanks
waxaa mahadleh ilaahey oo muslin inaga dhiggey.
ย 
โ€‹

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker