fikirkeyga xorta ah , somaliland, looma duub duub naado, dowlladd guracan,?? waa ku wee 3 sedexda hayaddood ee dulmigu hadheeyey somaliland?

ILaahey baa xaqa jaceyl iyo dadka runta sheega,
Maxaa ka xun qof u duu duuban ama u xidhan  dowlad aanuu  ku heeysan wax nollola, nolloshu waa  yertahey  intuu qofku nollaan karo, , taas cakis keedu waxaa weeye, maxa kuu diidan inaad ku noolaato run.
Sidaas waxaan u leeyhey maxaa ku diidan inaan run unoolaato waxaan u jeedaa, aduunka qofku waxa u noool yahey nolol tahyo leh helo,  ,markaas  maxaa ku diidan inaad diido dowllad aanaad wax adeega ku heeysan hadey tahey  guryo biyo leh,iyo leedh socda, 24 sacadood, oo  iyo caffimaad  iyo dhakhtaro ka dhexeeya dhamaan bulshada somaliland.iyo dhamaan adeega bulusho oo dhan.
Waxaa hubaalla in dhamaan  waxaas aan soo sheegey dhamaantood aan hali karno hadii aanu noqono bulsho dacada oo run ku nool, isla markaana isweydiinaya .dowlada somaliland ee joogta maxaad faa,ido ku qabtaa  hadii aay tahey , arrimaha  bulshada  ee aad ku  heeysataa waa maxey,  malaa qoraalkeygan markaad aragto waxaad is odhaneysaa ninkani waa nin dowlada ka soo hor jeeda, sidaas hadaaad u fikirto walaahi adigaa been ku nool dulmina ku raacay dowllad  khaldan oo guracan.
HADABA WAXAAN IDIIN SOO GUDBINEYNAA SEDXDA HAYADOOD EE DULMIGU  HADHEYEY SOMALILAND
 
1) dowlladaha hoose ee somaliland dhamaantood.
2)  hayaddaha policeka sommaliland oodhan.
3) maxkamada somaliland
 
                         Walalayaal dhamantoood waa tuug  kunool dalka iney kulla dhaqmaan dulmi.
 
1_ DOWLADAHA hoose somaliland waxaa hubaala dadka qurbo jooga markey soo dagaan iney intey u imaadaan dhul dan guuud aha oo qalaliya oo lagu tallo galley in laga dhiso  dhakhtaro dadka wax tara ama musaagid, ama qeybo waxbaro, aay  ka siiyaan qurbo jooga qiimo badan oo 3000 ilaa 4000 oo doler,    dhanka kale gurha aay ka masuulka yihiin wax ledhah kuma qasbaan iyo biyo inuu hallo qofka guriga leh.
 
2)hayadaha policeka somaliland waa tuug , waxey dadka ku xidhayaan wax maalacyacni ah qof gabyey ama qof sidii musue biixi  u socdey bey xidhayaan.
jeelasha somaliland hadaad tagto walaahi waxaad arkeysa  dad  cudrka TB  ka qaadey gaajo iyo silic dartiiis, waxaad ku arkeysa dad mudadodii dhaafey, qof laaluush bixya moyaane qof kale ma baxi karo.
 
 
3)HAYADAHA MAXAKAMADAHA SOMALILAND
 
Hayaddaha maxkamada somaliland walaahi hadad tagto waxa ka jira dulmi , ku noqdey xanuun , ku waas oo aay 1  kow  ka yihiin kuwa  lagu sheegey garyaqanada iyo  kuwa  tuugta  ah ku xididestey iney sanado joogaan  maxakada iyagoo dhulka la dhaca qofka aan lacgta heeysan, iyo maskiinka ee meesha   oodey inuu sharci cadaali ah ka joro.
 
waxaad arkeysaa hoyooyin iyo dad maato ah oo dhaqaale heeysan oo wa yaha nolol haayo, oo malin walba  dhulkooga  xoog lagag qaadaayo, waxaad kaloo arkeysaa dad masaakiina oo  hablahoogu kufsi ku dhacey  oo nin kii dulmiga geestey suuquu maraaya , maxkada somaliland  maha mid xidha ninkan hablaha  kufsanaya ku xukunta xadhig dheer oo fulla.
 
  isla markaana  dadka masaakiinta ah xoog iyo laaluush baa kiiskoogu wada cad lagu marayaa.
 
waxa qorrey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada  london
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook fuaad qawdhan
tell 00447383135563
thanks all
 
illaahey baa mahad leh.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker