Fadeexad: Agaasime Maxamed Aadan Ilkacase Oo Nnairobi Kaga Qaybgalay Shir Ku Saabsan Shaqo Abuurka Dhalinyarada Soomaaliya.

Agaasimaha wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase, ayaa ka qayb-galay kulan ka dhacay magaalada Nairobi, kaasi oo lagaga hadlaayay arrimo la xidhiidha shaqo abuurka dhalinyarada Soomaaliya.

 

Kulanka waxaa isaguna ka qayb-galay wasiirka shaqada iyo shaqaalaha dawladda federaalka Soomaaliya Siddiiq Warfaa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker