Halabuurqoraa xamse riiraash oodadka u diraya farriin sannadka cusub, una rejaynayaa bashbash

Halabuurqoraa xamse riiraash oodadka u diraya farriin sannadka cusub, una rejaynayaa farxad.
Sannadbaa galbaday ,in badan guulay gaadheen hadafkoodiina way xaqiijiyeen inbadan aroosyo iyo hoy cusubay yagleelen iyagoona unkumay qoys, in kale haddafyadooda guusha ku sahabsabsanbay ka gaadheen ,qaarbaa guulaystay qaar kalana jaamacayday dhammeeyeen oo way qalin jabbiyeen xagay in kale dhamays tireen qabyada noloshooda In kalana way dhoofeenba. In kale way soo dhoofeen qar kalaa businesyay furteen  kuwa kalana fursado kalay Hellen .xagay qaar kalana diin iyo quraan iyo xadiithsyo ka  barteen xagay dad kaloo inagu qaaliyaa ka galbadeen.

In kale Wali wax isbadala ma samayn oo laga yaaba inay taaganyihiin meeshoodii,in kaloo dadka ka mida umay suura galin yoolkoodii haddaba isku soo duuduuboo waxaan u rejaynayaa  inuu alla sannad ka yeelo sannad wanaagsan oo dadbadana aflaxaan kuwa kale garaad badan u kordho alla bashbash iyo barwaaqo uga dhigo aduunka gaar ahaan dalkeena somaliland. Maqaalka maanta

 

hamse riraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker