Wax Qabadka Muuse Biixi 2018

Macaali Wasiir  Maxamed Kaahin Ay Yidhi Mucaaridadi Ma Jirto Allah Ayaan  Ku Dhaartaye Mucaardada Gudaha Iyo Dibadaba Ka Jirtay Waad Istacjabeysaa Waliba Ta Dibada Ka Jirta Iyo Waraaqaha Beesha  Caalamka Loo Gudbinayo Waad Yaabaysaa Lakiin Duulku Way Dhago Beleen War Banadara Salaamaha Uu Ka Yimi Macaali Wasiir Maxamed Kaahin Ee Balidhiig Mikirifonkoodi Hadu Maqli Waayey Walaahi Mikrifoon  Bay  Soo Qateen Bal Eega Video-Ga Hoos  Duqu Haduu Maqli Waayey Mikirifoonkaa U Doona Samacadihii Dhagaha Waqtigoodii Waa Jogaaye …………… Mid Kale Ma Qadada Qoyska Ayaa Cid Loo Tilmaamayaa Cid Waliba Waa Arkaysaa Qoyska Qadaynaya Ee Maansha’a Allah …… Somaliland Waa Ka Tashaneysaa Canshuurtooda Siday Ka Yeeli Doonto .

Wax Qabadka  Jaalle Muuse Biixi 2018 Oo Kooban Waa Tan Waxaana La Yidhaah   ” Qoyskii Qadeeyey ” :

Intuba Waa jifada Jaalle Muuse Biix

1.Wasiirka Maaliyadda

2.Wasirka Bosaha, Isgadhsiinta & Teknolojiyad

3.Wasiirka Warfaafinta Iyo Dhaqanka

4.Wasiirka Gaadiidka&Hormarinta Wadooyinka

5.Wasiir Ku Xigeenka A/Gudaha Iyo Amniga

6.Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka

7.Mareeyaha Hawada Iyo Madaarada

8.Mareyaha Kahortaga Abaraha & K/Rashinka

9.Gudoomiyaha Gobalka Gabiley

10.Gudoomiyaha Gobalka Salal

11.Gudoomiyaha Gobalka Saraar

12.Gud Ku Xigeenka Gobalka Maroodijeex

13.Safiir Ku Xigeenka Ethiopia

14.Aggasimaha Guud Ee Madaxtooyada

15.Aggasimaha Guud Ee Caafimadka

16.Aggasimaha Guud Ee Maaliyada

17.Aggasimaha Guud Maalgashiga

18.Agasimaha Guud E Shaqada & A/Bulshada

19.Aggasimaha Guud Ee Qorshaynta Qaranka

20. Agaasimaha Guud Ee Waxbarashada

21. Agaasimaha Guud Ee Bangiga Dhexe

22. Agaasimaha Guud Ee Gaadiidka/Q Liisank

23. Agasimaha Gud E Mihnahada Cafimadka

24. 20.Gud Ku Xigeenka Haayada Tayada

25. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

26. La Taliyaha Madaxweynaha Ee Amniga

27. La Taliyaha Madaxweynaha Ee Sharciga

28. La Taliyaha Madaxweynaha E Dhaqaalah

29. La Taliyaha Madaxweynaha Ee Somalia

30. Guddomiye Kuxigeenka Maxkamada Sare

31. Maayarka Caasimadda Hargeisa

32. Taliyaha Guud Ee Ciidamada Qaranka

33. Taliye Ku Xigeenka Booliska Somaliland

34. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Qaranka

35. Taliye Ku Xigeenka Sirdoonka Qaranka

36. Ku Xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud

37. Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka

38. Chief Of Staff Ka Xafiiska Madaxweynaha

39. Gudoomiyaha Mihnadlayasha Cafimadka

40. Garyaqaanka Guud Ee Qaranka

41. Ku Xigeenka Xisaabiyaha Guue Ee Qaranka

42. Safiirka Djibouti

43. Safiirka Sweden

44. Maarreeyaha Dekadda Berbera

45. Maarreeye Ku Xiggeenka Hay’adda Tayada

46. Komishanka Qabdaraasyada Qaran Ka (2 Xubnood)

47. Konishabka Maamul Wanaagga (3 Xubnood)

48. Komishanka Aids-Ka (4 Xubnood)

49. Komishanka Tacliinta Sare.

50. Maarreeyaha Wakaaladda Biyaha Hargaysa.

51. Maarreeyaha Cusbitaalka Guud Ee Hargaysa

52. Guddoomiye Xiggeenka Gob. Gebiley

54. Guddoomiye Xiggeenka Gob. Saaxil

55. Maarreeyaha Dawan

56. Maarreeyaha Radio Hargaysa

57. Maarreeyaha Mashruuca Pfm.

58. Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maal-Gashiga

 BALIDHIIG OO MIKIRIFOON SIDATA MAXAMED MEE ……..

 

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker