Dawlada Turkiga oo Rabta inay Soo Ceshato Xidhiidhkii hore uga dhaxayn jiray Ciraaq

Diyaaradaha Dagaalka ee Dalka Turkiga ayaa Duqeeayay Xarumaha Kurdiyiinta PKK oo iyagu Saldhigyo ka samaystay Waqooyiga dalka Ciraaq sidaasna Waxaa Bartiisa Tiwiitarka soo Galiyay Wasiirka Difaac ee Dalka Turkiga .

 

Wuxuu Wasiirku Sheegay in Inay Bartilmaameedsanayaan Goobaha Waqooyiga CIraaq oo ay ku Jiraan , Magaalooyinka Qandil ,Sinjar iyo Hakurk

 

Jabhadda PKK ayaa Dalka Turkiga Dagaal kula Jirtay Tan iyo Sannadkii 1984

Jabhaddan PKK ayaa Raba inay Dal madaxbanaan u sameeyaan Qoomiyadda Kurdiyiinta

Wasiirka Amuuraha Debedda ee Dalka Turkiga ayaa Booqasho Deg deg ah ku Tegay Caasimadda Baqdaad Halkaasi oo uu kula Kulmay Raiisul wasaaraha Cusub ee Iraaq Kaadami , Tan ayuu Turkigu Rabaa inuu Saldhigyo Milatari waydiisto Dawlada Al kaadami Si uu uga Weerarro PKK .

IYO Inuu soo Ceshado Xidhiidhkii dhanka Shiidaal Dhoofinta ee uu hore ula lahaa Iraaq .sidaasna Waxaa Warbaahinta u sheegay Wasiirka Khaarajiga ee Turkiga Maflas kafis Oglo

 

By Suxufi Sinyoore 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker