isbarbardhiga hogaanka siyaasadeed ee labadan madaxwayne farmaajo iyo biixi Qalinkii..Ahmed lababaale

maanta waxaan doonayaa inaan isbarbardhig kooban ku sameeyno hogaanka siyaasadeed eee labadan madaxwayne m.c. farmaajo iyo m.B cabdi
Hadaan ku horayno M.C farmaajo waaa siyaasi qunyar socoda waa hogaamiye hal adayg iyo GO.aan adag leh
tusaale ahaan waxaynu kusoo qaadanynaa tan iyo intii xilka madaxwayne loo dhaariyay somaliya ,, waxa uu wax wayn ka bedelay xidhiidhkii somaliya ee beesha caalamka gaar ahaan dowladaha hore umaray ee yurub iyo maraykan

wuxuu kaloo wax kabedelay xidhiidhkii dowladaha carabta oo halkii ay markii hore somaliya siday doonaan ka yeeli jireen iminka ukala dheereeya siday xidhiidh saxibtinimo ula smayn lahaayeen dowlada somaliya sida emaratka .. Qatar , masar . iyo sacuudiga ,
waxa iyana markii ugu horaysay ogolaaday kusoo galitaanka basaborka somaliga dowladaha norwey iyo maraykanka ,

waxa kale oo iyana uu geed kusoo xidhxidhay dowlad goboleedyadii somaliya oo markay doonayaan inay muslaxad ka fushadaan ba uyaaci jiray dowlada ethiopia
taasoo iyana uu heshiis kala saxeexdeen raysal wasaaraha ethiopia inaany madaxwaynasha dowlad goboleedyada wixii ku saabsan isaga loosoo maro …

taas oo saamayn wayn ku yeelatay iyana xidhiidhkii somaliland iyo ethiopia oo uu sicad raysal wasaaruha ethiopia udiiday booqashadii uu madaxwaynaha somaliland muuse biixi kutagi lahaaa ,,ethiopia
iyo waliba wararka im,inka soo baxaya in hoos loodhigay xafiisyadii somaliland iyo ethopia ee labada dal

waxa kale oo uu wax ka qabtay iskusoo dhawaynta iyo dhexdhexaad nimada wadamo in badan fiintu ka ciyaysay
sida dowladaha eretaria iyo jabuuti .

intaa waxa udheer inuu wado dadaal badan sidiii ciidamadii xooga somaliyeed u hanan lahaayeen amaanka dalka meeshana uga bixi lahaayeen dowladaha ciidamadoodu kajoogaan ee looyaqaan ameson …

lasoco Qaybta 2aad oo aan kusoo qaadan doono Hogaanka siyaasadeed ee dhigiisa madaxwayne muuse biixi cabdi ,,
walaahu wlkaiyu tawfiiq

lababale5@gmail.com
Qalinkii,,, ahmed Lababaale

ahm.jpg

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker