Baafin waddaninimo
Baafin waddaninimo
Keene iyo kordhiye
Keene . waaryaa kordhiye saaxiib qarankan S/LAAN
Waxbaa ka maqan la aanteedna aanay weligeed hore
Umarayn waana ta ay calamku hora ugu maraan
Bal hadaba saaxiib ii sheeg waxa ka maqan?
Kordhiye. Saaxiib waxaad iweydiisay wax runa oo aan muran
Ku jiri haddaan kuu sheego waxa ka maqan S/LAAN waxa weeye
Waxaan jirin bulsho waddaniyiina siday udhan yiin
Haddaad odhan lahayd maxaad isu wada raacisay ee uodhan weyday
Xukuumadahaan ahayn waddaniyiin saaxiib shacabkuna waa la mid
Sababtoo ahย ย kii wax haystay wuxuu doonayaa in wax loo boobo
Oo inyar oo lacaga ayuu la ordayaa
Kii aan waxba haynini xaqiisii ma doonan garanayo iyo waxan
La kala iibsanayo inuu isagu leeyay oo keliya looga baahan yay
Inuu suuqa usoo baxo oo diido in wax kala socdaan ilaa xaqiisa la siiyo
Xukuumadna hadalkeedaba daa kolba reerka madaxweynaha
Ayaa ka dhiga shirkad ay leeyiin
Dalkiina waadiga arkay odhanmaysid dhulkan dadkii lahaa ayaa jooga
Markaa saaxiib waa inaynu BAAFINAA WADANINIMADII
Guuleed liibaanย ย ย snm1710@livecom