Guddida Doorashooyinka JSL Oo Shaaciyey In Doorashadii Baarlamaanka iyo Goleyaasha Ay Dib U Dhacayso

Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maanta  war cusub ka soo saareen doorashooyinkii dalka ka dhici lahaa sanadka 2019 horantiisa ee Wakiilada iyo golayaasha deegaanka.

Kominshanku waxaa ay ku dhawaaqeen in  doorashadii baarlamaanka iyo goleyaasha  ay dib uga dhacayso wakhtigii loo qorsheeyey.

 

Guddida doorashooyinka Somaliland waxaa kale oo ay  sheegeen in ay ka hor yimaadeen caqabado ay kamid tahay Xisbiga Waddani oo kalsoonidii kala noqday.

Halkan ka Daawo Warkan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker