Nin Iyo Gabadh Uu Dhalay Oo Maxkamad Lagusoo Taagay Dil Uu Ugu Gaysteen Xaaskiisa Dalka Maraykanka

Nin sheegay in qof miskiina oo dawarsanaya (tuugsanaya) uu xaaskii toori ku dilay sannadkii hore ayaa hadda loo xidhay in uu isagu dilka gaystay, sida uu sheegay booliiska gobolka Maryland ee dalka Maraykanka.

 

Keith Smith oo 52 jir ah iyo gabadh uu dhalay Valeria Smith oo 28 jir ah ayaa lagu soo taagay maxkamadda meel u dhaw xadka Maraykanka iyo Mexico, iyaga oo loo haysto in ay dileen xaaska Keith Smith oo lagu magacaabi jiray Jacquelyn Smith.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker