Daawo:-Suldaan Maxamed Suldaan C/ Qaadir Oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Buuga Uu Qoray Wasiir C/raxman Guri Barwaaqo Farriin Culusna Udiray.
Hargaysa-(OWN)- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka hadlaayey madal lagu soo bandhigaayey halgankii Sayyid Maxamed Cabdile Xassan oo magaalada Jig Jiga Ka Dhacdey ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey Buuga uu qoray wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo kaas oo uu sheegay in waxyaabo aanu geyin Sayyidku lagaga sheegaayo.. Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Suldaanka