Daawo:- Warbixin Laga Diyaariyay Maxaa Hortaagan Dhismaha Dekadda Labaad Ee Magaalada Berbera.

Berbera-(OWN)-Laba sanno ka hor ayey aheyd markii xukumadii hore ee Kulmiye ay heshiis la gashay shirkada Dp World isla markaana ay si rasmi ah ugu wareejisay maamulkii dekada Berbera

Qodobadii ay ku heshiyeen Somaliland iyo Dp World waxaa ka mid ah in shirkadu ay dhisto dekad labaad oo dhismaheedu yahay 400 Miter kaas oo aan ila hada aan la bilaabin , Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warbixintan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker