Xeerkii Guud ee Doorashooyinka Qaranka oo la hor keenayo Golaha Guurtida

Hargaysa:- fadhigii saaka ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu gudoominayay gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha, ayaa faray guddidii gacanta ku haysay Xeerka isa-saarka Doorashooyinka Qaranka inay golaha hor keenaan maalinta Salaasada ah ee ay bisha kowaad ee sanadka cusub ay tahay laba.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in indhah bulshada reer Somaliland ay hayaan golaha guurtida, isla markaana ay ka dhursugayaan xeerka Isa-saarka Doorashooyinka oo ay aad u danaynayaan sida uu u dhici doono.

Golaha ayaa la hor keeni doonaa maalinta Salaasada xeerka guud ee Doorashooyinka Qaranka oo ay muddo gacanta ku hayeen goluhu.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker