Daawo:-Boqor Faysal Oo Si Adag Ug Hadlay Xaaladda Adag Ee Uu Dalku Marayo , Uuguna Baaqay In Ay Iscasilaan Guddiga Doorashooyinka.
Burco-(OWN)-Boqor Faysal oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga Hadley xaalada dalka ย isaga oo sheegay in xaaladu maanta meel adag mareyso .
Boqor Faysal ayaa waxaa uu ugu baaqay inay iscasilaan todobada xubnood ee kominshanka doorashooyinka Somaliland…… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan