Daawo:-Shir Jaraa’id Oo Gudida Beelaha Garxajis ku Qabteen Laascanood Iyo Ujeedada Uu Daarnaa.
Laascaanood-(OWN)-guddida Beelaha Garxajis oo shir jaraaโid qabtay mar dhoweyd ayaa ka hadlay xaaladda wakhtigan ee dalka , iyaga.
waxa kale oo ay guddidani ka hadashay xaaladda colaadda Koonfurta gobolka Sool oo hadda waan waanteeda lagu jiro , waxaanay shirkan jaraaโid ku qabteen magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo ay ku sugan yihiin guddidani.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=soiTUxERQCM