Daawo: Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta Dood dheer ka Yeeshay Buuxinta Xubnaha banaan
Daawo: Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta Dood dheer ka Yeeshay Buuxinta Xubnaha banaan, Doodan oo ahayd mid Cod galiyay isla markaana ay Xildhibaanadu ku kala Fakar Duwanaayeen ayaa U dhacday sida Tan