Xeerka Shaqaalaha Dowlada Waxaa Lagu Soo Daray Haayado Madax Banan” Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL

Guddoomiyaha Baarlamaanka Ee JSL, Cabdirisaaq Khaliif Axmed Oo Maanta Shir-guddoominayey Fadhigii Golaha Wakiiladda, Ayaa Xildhibaannadda u Soo Jeediyey Qaadashadda Talaalka Covid 19.
Sidoo kale Guddoomiye KHALIIF Waxa Golaha Wakiiladda u Sheegay Inay hor-yaallaan Labadda Xeer Ee Kala Ah Xeerka Shiidaalka Iyo Macdanta Iyo Xeerka Shaqaalaha Dawladda oo Labaddoodduba ka Soo Noqday Aqalka Golaha Guurtidda Oo Wax Ka Badelka Iyo Kaabis Ku Soo Sameeyey.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker