Daawo:-Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Oo Ka Warbixiyay Kiisaskii Sanadkii Tagay Soo Maray.
Hargaysa-(OWN)-Xassan Maxamed Aadan Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland ayaa waxaa uu maanta war bixin ka bixiyey sanadkii tagay ee 2018 iyo danbiyadii soo maray Xafiiska xeer ilaaliyaha guud .
Xeer Ilaaliyaha Guud ayaa sheegay In sanadka dhamaadey 2018 ay soo mareen kiisaskan hoos ku qoran
Kiisaska Argagaxisada 8 Kiis
Kiisaska Dilka 52 Kiis
Kiisaska Kufsiga 143 Kiis .
Kiisaska Maan Dooriyaha 401 Kiis. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan