Cayda iyo beentu maahan dhaliil ee waa danbi qofka ku kaca magaca uu doono ha wato waa danbiile.

Ugu horeyn waxaan salaamayaa bahda saxaafada guud ahaan gaar ahaan’ascww’.
Ka dib beryahanb waxaa la sheeg sheegaayay waxa la xidhay  Ramaax iyo waa caynkaasi !.
Horta ramaax sharciga kama weyna waana la xidhi karaa, ninka labyidhaahdo ramaax waxa uu caadeysta cay ,been,qabyaalad qaawan iyo waliba hanjabaado iyo kicin dadwryne.
Intaasiba waa danbi,xisbiga ucidna maahan in ay ummada noocan oo kale ku sii daayaan oo waliba ay yidhaahdaan waa masuul xisbi masuulku maahan in uu xadkiisa dhaafo.
Hees  somali ah ayaa hore loogu yidhi “” Waynaan Dareemine Dadka Kii Dhargaa U Daran”
Sharcigu maahan in uu qabto dadka masaakiinta ah waa in uu qabta ka dhargeyna, madaxweynaha ,ku taageersaney  in uu noocaasi oo kale dadka ka qabto, waana in uu fiiro gaara u yeeshaa dadka  mediyaha u isticmaalaaya xumaanta ,kala sooca ummada iyo waliba been,ka sheegida , dalka iyo sharftiisaba.
Waxaan ku talin lahaa  in mr Ramaax xadhig dheer loo jaro oo la baro anshaxa iyo  nidaamka waa ramaax waa  noocii la odhan jiray  daba ka fuulka.
Qore: Tahir hussein no.
geesiga244@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker