Safiirka Soomaaliya Ee Kenya Tarsan oo Madaxweyne Farmaajo Siiyey Talooyin Muhiim Ah

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Ambasador Maxamed Nuur Tarsan ayaa xalay  fariin muuqaal ah uu soo duubay baaqna  u diray  Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo .

Tarsan ayaana kula taliyay Madaxweyne Farmaajo ay saaxiibo ahaayeen in uu miisaamo xaalada dalku hada marayo, waxa uuna u sheegay in dalka karaamo kusoo galay uuna yimid isaga oo la jecel yahay hadana u fiican tahay in uu karaamo ku baxo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker