MUUSE BIIXI DALKA WAXAA U DHIIBTEY, AMINA WARIS.DALKUNA WUU DHACAN YAHEY SOMALILAND
Waxaa hubaalaย aduunka inuu illaahey maamuulayo. wax wal oo la qariyaana,isagaa kashifa.
Buuga uu xirsi qorey waa buug loo bahnaa, waxana uuย sheegey xaqiiiqda dalka somaliland ka jirta, 8 sano ee u dambeyeey, shaki kuma jirin inaanuu siinlaayo dalka u talin jirin 8 sano ee la soo dhaafey, waxaa waada ogsoonahey inย dalka somaliland 8 sano la soo dhaafey aayย hogaanka dalka aay farah ka baxdey cadeemo cad cadna waan uhayaa idinkuna waad la wadda soctaan , hadaan la is yeeyeelen.
Caqliga runta ku shaqeeya ama sida tooska ee saxan u fikira wuu garaneyeey in dalku siayasdii lagu hogaamineyeyย 8 sano ee la soo dhaafey aay aheed mid guracan oo khaldan, weeynu la wadda socnaa sidey wax u socdeen in dalkii lagliyeeyย colaado beleed taas ooย daka qaar ama reeraha qaar ee somaliland iska leh loo diidey haba yaraatee wax nololaย ,
hadey tahey, waxbarasho, biyo galin dholkooda, cafimaad. sharciga iyo maxkamadaha, iyo dhamaan hayadaha dalkaย jira oodhan.
Waxaas oodhana waxaaa ina galieyey tuugtii la shaqeeneysey siinaalyo iyo qaar kamida dadka imika kulmiye ka tirsan, ku waas oo aay uguย horeyso reerka siinlaayo. waayo siinlaayo wuu is ogaa in aanuu dalka maamuli karin, xanuun daradii. aamina waris oo ah xaaskiisa ayaa tidhi inoo qabo, anaga kula maamuleyna.ย dalkana iyadaa muusoo walan gacanta ka galisey oo leh waa inaadeerkey.
si kastaba ha ahaatee somaliland xisbiga imika u taliya waa xisbiย tuuga maxaa talo ah, ionagoo qabylaada loogu hiilianyo muuse meesha ka saarna.
waxaa qorey fuaad qawdhan arimiha bulshada london
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook fuaad qawdhan