Xildhibaan ka tirsan golaha guurtida Somaliland oo ka hadlay shirkii Garowe ka dhacay.
Xildhibaan Dayib Xasan Axmed ka tirsan golaha guurtida Somaliland oo ka hadlay shirkii Garowe ka dhacay, halkaas oo lagaga hadlay gobolada Sool Iyo Sanaag ee ay somaliland gacanta ku hayso.