Somaliland Siilaanyo Xaraashe, xaqul-qalin & Muuse Duca Diid, Kala dire ayey eedey, oo Handaraabyo & Qufulo waaweyn ku xidhay Gude &

Somaliland Siilaanyo Xaraashe, xaqul-qalin & Muuse Duca Diid, Kala dire ayey
                                        eedey, oo Handaraabyo & Qufulo waaweyn ku xidhay Gude & debedba oo noqdey
                                       Madaxtooyo qoys, Xidid, xigaale & s/Land oo noqotey Xaafadland.
Siilaanyo xaraashe, Aabihii Qabiilka, xaqul-qalinka, Kala Dirka & isku dirka Umada S/Land intuu ka dhigey
qoysland, oo Islaantiisii Ma xishooto Aamina weris, Moorgan oo Sariir Kumacaash, Muhnad & kuwuu adeer
u yahay & Kuwii kalada Heeryada Xuma ee Samsam & qaar kaloo badan ayuu kolkuu Siilaanyo Xaaraan &
xaqdaro & dulmi buuxsadey Ilaahayna uu ku ridey Xanuun Caqligiiba ka kaxeeyey waa Dulmiga.
Hadana Siilaanyo wax kuma qaadan ee ku kale oo ka sii daran oo Duca diid, Dagaal Ooge, Muuse Lockal uu
uu u boobay oo uu xaaraan, Xoog & Xabad Kursigii ku fadhiisiyey.
Shicibka S/Land dhamaantood Muuse Shaani waxay u yaqaanaan Madaxweyne Xaafadland & Gabiley & Gol-jano
waayo Reerkiisii kuwa u adeer u yahay ayuu ku taxay Madaxtooyadiisu  waxay Muuse & Kuwuu adeerka u ahaa 7+1
kolkaa Muuse Shaani, Burco, Ceerigaabo & sool midna wuu gaadhi kari waayey xiitaa berbera & Bari wuu ku dhici
waayey, waayo xaafadiisii & reerkiisa ayuu madaxweyne u yahay, Shicibkii kale albaabadii wuu ka xidhay, Muuse
handaraab , kolkaa Sanaag Caare & Ciidankiisii, Laascaanood S/Land wey ka sii rifmaysaa, Hargeysa Xaafado uu
cuna qabateyn, Biyihii, Jidadkii & horumarkii uu diidey intaa wey guuxayaan, waanu iska dhega & indha tirayaa
Muuse Lockal.
Sidaas Darteed, Somaliland waxay eedey, Daalinkii Siilaanyo Xaraashe, Xaqul-Qalin, Qabyaaliistee, kolkaasuu
u boobay ku ka daran, Muuse Dagaal Ooge, Duca Diide & Handraab wada spocda & Kaahin cuqdad Cunfi &
Colaad uun yaqaab, Saleebaan Gaal oo Saancadaale soo kuduuda oo Cudur , qabyaalad & Cunfi ku ciraystey.
Ilaahaw Somaliland Muuse, Kaahin, & Saleebaan Gaal kooxdan sadhaysan ka soo gaadh, Dulmiye, kala dire
Jindagaagay aliilkaw uuga soo miciin S/Land.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker