Somaliland miisaanuyadu maanta igu fiicantahay
Waxaan Maqlay inay miisaaniyada iyo dhaqaalaha dalkeenu marayo meel fiican
Oo waxa layareeyey tasarufaadkii badnaa iyo musuq maasuqii, baankiina uu LA ciirciircirayo lacago badan.
Haddii ay taasi runtahay haddaba waxa u fiican dawladda inay mashaariic badan fuliso. Oo waxbadan muuqdana xadhiga kajarto iyadoo isticmaalaysa nidaamka warbaahineed.
Waxaan Kalo toddobaadkan aan darsay in xukuumada tanni ay tahay xukuumada shaqaalaheega iyo dawladeeduba dhan uwada jeedaan waayo warbaahinta kumaan arag wax isku mashquulsan. .Oo isku Jawaabaya
Xukuumadii silaanyo waxay ahaayeen wasiiradoodu qaar iyagu isku jawaabi jiray Oo is radin jiray dhexdoodu.
Waxaan Kalo aad moodaa in laga raystay salaadiintii tvkuun hortaagnaa.
Hadday dawlada Tani doonayso inay hagaagto marwaliba haka shaqayso arrimaha guud, gaar ahaan hantida guud ha ilaaliso sida meelaha schoolaadka iyo wixii la mida.
Haddaba annigu waxaan ahay qof tallooyin soo jeediya oo marwalba diirada saara waxa guud waxaanaan ahay qof madaxbanaan
Hamse riiraash