Britain Oo Maanta Si Rasmi ah Uga Baxaya Midowga Yurub

Dalka Britaan ayaa maanta si rasmi ahaan uga baxaya Midowga Yurub laba sano kadib markii dadweynaha waddankaasi ay u codeeyeen inay ka baxaan Midowga Yurub.

 

Britain ayaa Yurub ku biirtay sannadkii 1973-dii, waxaana sannadihii ugu dambeeyey aad u xoogaystay dadwyenaha reer Britain ee ka biyo-diidsan awoodda Midowga Yurub ee arrimaha gudaha ee waddamada xubnaha ka ah.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker