Minneapolis: Gabadh Somali Ah Oo La la’aa Oo Maanta Meydkeeda la helay

Gabadh la baadi-goobayo magaaladda Minneapolis oo mudo labo maalmood  ah la raadinayey ayaa saaka medydkeeda la helay.

Munira Ahmed oo ay qoyskeedu dadweynaha ka codsadeen in laga kaalmeeyo baadi-goobkeeda ayaa saaka subaxii saacadu markii ay ahayd 9:10 subaxnimo meydkeeda laga helay webiga Mississippi ee hoos mara buundadii ahayd meeshii ugu dambeysay ee ay gabadhu joogtay.

Munira ayaa markii ugu dambeysay waxaa lagu arkay Buundada Lowry ( Lowry Bridge) maalintii Khamiista oo ay taariikhdu ahayd July 22, 2021.
Ciidanka gargaarka deg-dega ah iyo booliiska magaallada Minneapolis ayaa saaka meydka Munira ka soo saaray webiga Mississippi. Allaha u naxariisto Munira, Qoyskeedana haloo duceeyo in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin.

————————————————–
MINNEAPOLIS: Body Found
Officers dispatched to check an object in the Mississippi River spotted a body, face down in the water to the east of 26th Ave. N., between the Broadway Ave. & Lowry Ave. N. bridges. – Engine 19 and a boat crew have now been dispatched to retrieve the body just before 9 a.m.
Boat 19 was launched just before 9:10 a.m. – Hennepin County Water Patrol also responding. The circumstances of the death are not yet available.
This is a developing story and we will update the post soon.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker