War-Deg Deg Ah: Qarax Weyn Ayaa Goor Dhawayd Gilgilay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-(OWN)-Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa goor dhawayd gilgilay gabi ahaanba caasimada magaalada Muqdisho oo siweyn looga maqlay, waxaana warar goor dhawayd soo baxay sheegayaan in weerar ismiidaamin ah lagu qaaday xarunta degmada Hodan.

Rasaas goos goos ah ayaa la maqlay sidoo kale waxaa ku soo qul qulaya halka uu qaraxu ka dhacay gaadiidka gurmadka deg deg ah.

Wali faah faahin dheeraad ah lama hayo. Faah-faahinta Qaraxan Kala Soco Oodwayne/News.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker