Askari Muuse & Kaahin Somaliland Handaraab, Ceeb & Kala yaac ayey u soo hooyeen.

Muuse Askari wuxuu ku andacoodey Xaafadlan & Jigjiga & gabiley ayaan Gudoomiye Xaafadeed u ahay, cadayntiina
Shalay aamacadii Burco Belaaya bari tagta ayuu yidhi, Laakiin camuud & Hargeysa waa caradaydii, ka daroo dibi
dhal agaasimihii Madaxtooyada Indha Sarkhaanle ayaa is geeyey oo ku andacooday Tahriiba, oo Xamar & wadamada
Jaarka & Debedaha u yaaca oo qolqol joogtu waa ceeb ee Bada isku gura oo Magafe ayaa idiin dhaama Wadanka.
hadana, isagoo Agaasimihii Madaxtooyada oo yiudhi Muuse Askari ayaan wakiil ka ahay oo i soo direy, ayey Madax-
tooyadii Xaafadland is duqaysey maanu diran ee isagaa is geeyey, oo Agaasimihii Dhamaa ee Madaxtooyada.
Ilaahay idin kashif Muuse handaraab & Kaahin & Taani Xaafadland, oo beentii, xaqdaradii, Dulmigii ay wada waali
hadlayaan ooy iska hor & daba imanayaan.
waxa u daran Saylici maqas site oo labada Askari ee Muuse & Kaahin kudaba gaardiya, oo Sawiro & Rooxaan la
socota Airportka lagu soo dhaweeyey, oo Xaj & Cibaado ayuu u tegey ee Been loogu sheekeeyey Umada been
la hor kaalay, oo Boqorkii waan soo salaamay alaantaan waa Ictiraafkii.
Saylici Xirsi kii ka dudi jirey een wax lunta loo diran jirin, maanta oo uu Muuse & Kaahin uu Askar daba gaardiyayo
ayaa Xajkii & Cibaadadiisii ay Been ka fasaqeen, waayo Xaajiga inuu been intaa le,eg & sawiro beena oo boqorkii
Sucuudiga lagu sawiro, oo talaw miyuu la socdey, beentu waaba xaaraan, Mise waa Saylici oo Xajkiisii been ku
fasaahadiyey, waa mid subxaanalaa.
Saylici waxa u dhaantey inuu Umada cafis weydiisto, oo u duceeya ana ii duceeya yidhaahdo, Laakiin Been cad
 sawiro beena oon cidi la socon & Ictiraaf ayaan ka soo shaqeeyey, inuu Cibaadadiisa uu ku ekedaa ayey ahayd.
waxay kaloo u daran Saraakiishii aad moodaysy inay sida wada ahaayeen, oo Dad caadiyi aanay waxa umada la
hor yimaadeen iyagoo weliba Derajo xidhan, Caare oo dad laayey, wax dhacay ayaanu cafinay,
Somaliland Ilaahaw Muuse Handaraab, Kaahin & Indho sirkhaanle tahriiba yidhi, kuwa saraakiisha ku andacoodey
Cadaalad darada waanu ku dalacsiina, Sayliciga rooxaantii Sucuudigu la socotey, Muuse & Kaahin & Taani & daalinkii
S/Gaal qufaacaye oo soo hangagaarey, Ilaahaw si dhakhsa ah u dhaafi Somaliland intaanay duminin.
Wabilaahi awfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker