Agaasimaha Madaxtooyada Ay Kasoo Yeedhay Hadal Micnihiisu Aad iyo Aad U Liito

Agaasimaha Madaxtooyada Ay Kasoo Yeedhay Hadal Micnihiisu Aad iyo Aad U Liito Hadalka Oo U Ka Yidhi Arday Ka qalinjabisay Jamaacada Burco
Hadalkan Ku niyad Jabinayey Ardayda Qalinjabisay Oo quuus Goynaayo Inaanu Mustaqbal iyo Shaqo Uga Banaanayn Dalkooda Hooyo Iyado Sawaaxili Ay Xumaadu Uga Yeedhato Kenya iyo Wadamo Kale Ajanib Ah Xagay Ardayda waxbaratay Ee dalkooda Amiinay Inay Shaqaalaysiiso Oo Dhiiri Galiso Ahayd Waliba Xafiiskiisa Shaqo Abuur Uga Samaynlaha Runtii Waa Nasiib Daro
Waanu Canbaarayna Inuu Agasimaha Madaxtooyadu Sida Liidato Ula Hadlo Dhalinta Dalkooda Aminay Canbaar Baanu Dusha Uga Tuurayna Waxaas O kale Waa Inuu Ka Waantoobo
Gudomiyaha Xisbiga Wadani Ee Dalka Uganda
KhadarBitijoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker