Hambalyo : Maxamood Maxamed Muse Ducale iyo Haweya Moxamed Cisman Fadal

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Aaabo Moxamed Cisman Fadal iyo hooyo Zeinab Yusuf X. Adan
Ayeyo Sirad Nuur iyo Ayeyo Koos Cabdillahi
Siciid Moxamed Cisman Fadal xaaskiisa iyo caruurrtisa
Muna Moxamed Cisman Fadal
Filsan Moxamed Cisman Fadal
Sirad Moxamed Cisman Fadal
Amina Cisman Fadal iyo wiilkeeda Yasin Cali Mataan iyo xaaskiisa
Moxamed Moxamoud Cisaman Fadal
Kaltoun Moxamoud Cisman Fadal
Kowsar Moxamoud Cisman Fadal
Hana Moxamoud Cisman Fadal
Ayaan Axmed Bulxaar
Fawzia Cisman Fadal iyo inanteeda Hodo Ibrahim Ciid iyo saygeeda
Axmed Cisman Fadal xaaskiisa iyo caruurtiisa
Jama Cisman Fadal xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdirizaq Cisman Fadal xaaskiisa iyo caruurtiisa
Yasin Cisman Fadal iyo caruurtiisa
Ibrahim Cisman Fadal
Khadar Cisman Fadal xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdi fatax Cisman Fadal
Fadumo Cisman Fadal saygeyda iyo caruurteeda
Nacima Cisman Fadal saygeeda iyo caruurteeda
Waxay halbayo iyo duco u dirayaan Moxamood Moxamed Muse Ducale iyo Haweya Moxamed Cisman Fadal oo arooskoodu ka dhacay Toronto Canada September 2 deedii, Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan qoyskii hodma isku raaga raaxaysta ubad khayr qabana Ilaahay kala siiyo.
Hambalyo iyo duco taala mida ah waxa diraya
Axmed Yusuf Fadal xaaskiisa iyo caruurtiisa
Moxamoud Yusuf Fadal xaaskiisa iyo caruurtiisa
Roda Yusuf Fadal saygeeda iyo caruurteeda
Hodan Moxamed Fadal saygeeda iyo caruurteeda
Samiya Mohamood Fadal saygeeda iyo caruurteeda
Fardous Moxamed Fadal saygeeda iyo caruurteeda
iyo dhammaan qoyska reer Fadal Ismaciil meel kasta oo ay joogaan waxay Haweya iyo Moxamood Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan qoyskii hodma isku raaga raaxaysta ubad khayr qabana Ilaahay kala siiyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Jawahir Yusuf X. Adan iyo hablaheeda Sucaad Ubax iyo Idil iyo caruurtooda
Fawzia Yusuf X. Adan iyo caruurteeda Amal, Anis, usuf, iyo Fawzia yar
Moxamed Cabdi dheere iyo xaaskiisa Zahra Yusuf X. Adan
Hanad Cabdisalan Saxardeed xaaskiisa iyo caruurtiisa
Mustafe Cabdisalan Saxardeed
Burhan Yusuf X. Adan iyo wiilkiisa Faisal Burhan
Cali Yusuf X. Adan xaaskiisa iyo caruurtiisa
Muna Yusuf X. Adan saygeeda iyo caruurteed
Aymen Yusuf X. Adan xaaskiisa iyo caruurtiisa
Guleed Yusuf X. Adan xaaskiisa iyo caruurtiisa
Axmed Yusuf X. Adan iyo xaaskiisa
Mahdi Yusauf X.Adan iyo caruurtiisa
Muraad Yusuf X. Adan xaaskiisa iyo caruurtiisa
Marwaan Yusuf X. Adan xaskiisa iyo caruurtiisa
Hibaq Yusuf X. Adan saygeeda iyo caruurteeda
Yasmin Moxamed Yusf X. Adan saygeeda iyo caruurteeda
Hodo Moxamed Yusuf X. Adan
Yusuf Moxamed Yusuf X. Adan
Idil Moxamed Yusuf X. Adan saygeeda iyo inanteeda Hodo- Ilwaad
Adan Moxamed Yusuf X. Adan
Muna Moxamed Yusuf X. Adan
Zeinab Moxamed Yusuf X. Adan
iyo dhammaan qoysaska reer Xaji Adan iyo reer Qabileh meelkasta oo ay joogaan waxay hambalyo iyo duco u dirayaan Haweya iyo Moxamood oo arooskoodu ka dhacay Toronto bishan Septemberl 2 deedii.
Waxaanay Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan qoyskii hodma isku raaga raaxaysta ubad khayr qabana Ilaahay kala siiyo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker