Tacsi: marxuum Axmed Saciid Bootaan
Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyskii, ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Axmed Saciid Bootaan oo dhowaan ku geeriyooday shil gaadhi waxaana aan marxuumka Illaahay uga baryayaa inuu naxariistiisa ku galadaysto dhamaan dadkuu ka tagayna ka sabir siiyo.
Aaaaaamiiiiin
C/razaaq Xiis