Midowga Yurub oo Balaayiin Dollar ugu deeqay Ukraine

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa uga mahadceliyey Midowga Yurub dhaqaale gaaraya 5 bilyan oo Yuuro oo ah gargaar ah oo ay deeqeen.

Zelenskyy ayaa wuxuu sheegay in waddanku uu u baahan yahay barnaamij “buuxa” ah oo maalgelin ah oo laga helo Sanduuqa Lacagta Adduunka ee IMF, si dhaqaalaha dalkaasi loo soo dhiso.

Zelensky ayaa maanta kulan la yeeshay   hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz, kaas oo uu sheegay in uu kala hadlay qorshayaasha lagu xoojinayo awoodda difaaca ee Ukraine.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker