DAAWO: “Muuse Biixi Waxa Aanu Leenahay Ma Adiga Ayaa Dalka Madaxweyne Ka Ah Mise Wasiirka Arrimaha Gudaha…” Beesha Garxajis Bari Oo Hanjabaad Culus U Dirtay Madaxweyne Biixi
Hargeysa (OWN)-Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka beesha Garxajis Bari ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in si deg-deg ah xorriyadooda loogu soo celiyo rag ay sheegeen inay muddo saddex bilood ah si sharci-darro ah xidhan yihiin, Halkan hoose ka DAAWO