“Af-hayeenka Maamulka Puntland Ayaa Laba Iyo Eber Kaaga Badiyay…” Xisbiga WADDANI Si Adag Ugu Jawaabay Wasiir Gur-Barwaaq
Jaamac Maxamed Hilaac oo ka saraakiisha xisbiga WADDANI ayaa si adag uga jawaabay eedaymo xisbigooda uga yimid wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo, Halkan hoose ka DAAWO