Tacsi Ku Socota qoyskii Xildh Cabdiqadir Askar

Inaa li laahu wa Inaa ileyhi raajicuun.
Dhamaan Gudiga Fulinta ee Xisbiga Waddani UK. Dhamaan Gudiga laamaha Waddani UK Garabka Haweenka waddani UK Garabka dhalinyarad Waddani UK iyo dhamaan Taageerayasha Xisbiga Waddani UK Waxaay Tacsi u dirayaan qoyskii qaraabadi Asxaabtii Golaha wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Iyo Dhamaan shacabka Somaliland Geeridii ku timid Marxuun Xildhibaan Cabdiqadir Askar Xasan oo ka mid ahaa Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo saaka Arbacadii 01/8/18 ku geeriyooday Magaalada Brimingham ee dalka Ingriiska.Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan Qaranka Jamhuuriyada Somaliland  samir iyo iimaan ka siiyo . Amiin Amiin

Mataan M Omar
Xoghaye ku Xigeenka Warbaahinta Xisbiga Waddani UK
Sheffield

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker