GUDOOMIYE NASIR CALI SHIRE GUDOOMIYAHA DABA GALKA HANTIDA QARAN EE WAKIILADA

Marka hore waxan hambalyo u dirayaa reer ceelafweyen iyo guusha nabadeed

ee xeerbeegtidii iyo culimadii ka soo hooyeen bulshdeena shaydaanku ka adeegtay
nabad waarta iyo waa cusub oo u berya REER CEELAFWEYEN NABAD IYO CAANO.ALLAHU MA AAMIIN.
gudida daba galka hantida qaranka ee wakiilada uu gudoomiyaha ka yahay
mudane nasir cali shire waa dardar inagu cusub aan looga baran golaha shacabka.
waa war fiican hadii hanti la lunsaday la soo celinayo.
suaashaydu aad iigu weyen aan rabo jawaab celis waa
mudane markii la wareejinayey hantidii somaliland ugu weyenayed ee
DEKEDA BERBERA IYO AIRPORTKA SHACAB IYO SALDHIG MILITARY ISKUGU JIRATA
waa hantida somaliland ugu weyen,
waxa la dhaafsaday ma daba gasheen?heshiiskii aad sodonka sano aad saxeexdeen meeday?
ma dhan karnaa idinkaa daba gal u baahan?
caasimada somaliland guri dawladeed iyo hanti dawladeed ma noola ee
ma daba gasheen ?
waxa la yaab le in aad hanti lunsi ka baadhaan meel aan waxababa jirin
iyo gobolo aan mashaariic horumarineedka sanlahuba ugu jirin sida GOBOLKA
AWDAL oo laba mashruuc oo SANDAREERO AH loo halmaamay SIDA ROOGA
GAROONKA XAJI  DAHIR CILMI IYO JEELKA MAGAC AHAAN UUN LOO MAGACAABAY EE LAGA XANIBAY ADUUNKII.
WAXAN LEEHAY JEEGAANTA DAYRADA HA NOOGU DARINA BRUSH CEEBEEDKA
AAD LA WAREEGAYSAAN.
HUBAAL HADAAD JOOJINWEYEDAAN WAXA AAD WADAAN
WAX KU XIGI WAX AAN LA MAHIDIN .
SODON SANO WAXA K SOO GADHAY GOBOLKA AWDAL MAGACA SOMALLAND
CAASIMADA BOORAMA GURI MAALIYADEED,ROOG GAROON,  GURI MARTI IYO MAGAC BILAASH DHISMA JEEL.
ma geydo BORAMA in intiina burush ceebeed lala daba socdo.
AWDAL waa shay baadhka somaliand ee marka arin hirig noqoto laga dhigto BRIDGEKA
lagaga talabo.arinkuna waa political star war.RAG BAA LOO HAM IYO DEG
GOLAHA SHACBIGU HA U DIYAARGAROOBO VOTKA 2019 kaas baa ku waajib ah
afar yo toban sano waxaad daba geeliweydeen maanta oo doorashadiinii soo
dhawaatay qiiqa ha isku qarinina HAL DIIDANI GEED AY KU XOQATO MA WEYDO.
FILM KALE INOO JILA.
LABA TALOBA TII ROON RABAW ADAY TADA NOQOTA.
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker