Aduun-yadu waxay ahaan jirtay Dhagaha uun igala Soco. W/Q: Abdirashiid Awmuuse Aadan .

Aduunyada waxay soo martay wakhtiyo iyo maraaxil midba mid higsanaayo waxna kaga duwanyahay waayihii ,waxaanay ahayd mid maqalka kuwada socota ,maantna waxay noqotay dhagaha iyo indhahaba igala Soco.!!

Sidaa markay tahay Adigoo kaligaa ah ayaad ka xanaaqaysaa cidhifka aduunka ugu baaleeya waxa ka socda ama ku farxaysaa ,Si toosana kuu saamaynaysaa.
Dhib iyo dheefna la qaybsanaysaa . waxaana lagu tilmaama in ay gogol kuwada fadhido .

hadaba maadaama ay technology-yadu hooyo unoqtay isbadalka xidhiidhka caalamka waxaa si wayn saamayn ugu yeeshay dhulka somalida Isgaadhsiintan Casriga ah oo ah mid si xaawaraha ugu fidaysa una saamaysay , hadaba madaama aynu ahayn dad xoola dhaqata ah oo soo gaadhay technology, samaynteeda ayaa noqtay mid aan la qiyaasi karin  waxaad arkaysaa iyadoo wada saamayay hal video  oo yari. waxaan talo usoo jeedinayaa dhalinyarada somaliyeed inay iska jiraan Khatarta technology-yada gudo iyo dibadaba.  wa bilahi tawfiiq.

 

 

W/Q: Abdirashiid Awmuuse Aadan

(rashaad055@hotmail.com)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker