S/LAND OO WADA YAABAN
S /LAAN OO WADA YAABAN
Keene .iyo kordhiye.
Keene . waaryaa kordhiye saaxiib waxaan arkay S/LAAN
Oo wada yaaban.
Qaar waxay la yaabanyiin dalkan masuulka ay ka ahaayeen
Ee ay xoreeyeen ee ay ka ilaalin jireen in lagu ciyaaro
Oo ay arkaan isagoo dumaya oo aanay dan ka lahayn waxay
La yaaban yiin waxan nasaqay.
Kordhiye. Saaxiib qolo kale waxay la yaabanyiin
Kuraastan aanay lahaan jirin ee ay ku fadhiyaan iyo siday weliba
Dheeraadka ugu darayaan oo kolba ay leeyiin bal sidanna ku day
Waar waa dhab cidina innaga celin mayso berigii horana inagaa
Iska baqan jirray waar waxaa doontaan sameeya
Qolooyin kale labada qolaba way la yaaban yiinoo oo aanay
Qolana sidoodii ahayn.
Anna waxaan la yaabanay sidaan islahaa S/LAAN way noqon
Iyo sida ay tahay.
Guuleed liibaanย ย snm1710@livecom